Daryeel bixiyayaasha qoyska
Haddii aad daryeesho qof aad jeceshahay oo gaboobay, daryeelka qofkaas waxaa laga yaabaa inay noqoto mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee aad sameyso. Waxa kale oo ay dareemi kartaa culays badan mararka qaarkood, laakiin maaha in aad keligaa samayso. Waan ku caawin karnaa.